HomeWarkiiTaliska AUSSOM ee Jowhar oo maanta tababar u furay Booliis Soomaali ah

Taliska AUSSOM ee Jowhar oo maanta tababar u furay Booliis Soomaali ah

Ciidanka Burundi ee Qaybta 5-aad ee AUSSOM ayaa maanta Jowhar tababar takhasusi ah oo ku saabsan qorshaynta iyo maaraynta kolonyada ugu qabtay lix ka tirsan hawlwadeennada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Gaashaanle Niyonizigiye Roger, oo ah taliyaha mas’uulka ka ah gawaarida gaashaamman iyo taangiyada ayaa sheegay in tababarka looga gol leeyahay sidii loo xoojin lahaa karaanka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ku aaddan xaqiijinta amniga hawlwadeennada, qalabka iyo madaxda, iyo sidii ay si nabdoon u qaadi lahaayeen sahayda xasaasiga ah xilliyada lagu jiro safarrada halista ah.

Tababarka ayaa qayb ka ah ka go’naanshaha sii socdo ee AUSSOM ee taageeridda ciidanka amniga Soomaaliyeed kuwaas oo si tartiib tartiib ah si buuxdo ula wareegaya mas’uuliyadaha amniga.May be an image of textMay be an image of studying, table and textMay be an image of textMay be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -