HomeWarkiiTaliska Booliisa oo ka hadlay u diyaar garowga maalmaha xoriyadda iyo doorkooda...

Taliska Booliisa oo ka hadlay u diyaar garowga maalmaha xoriyadda iyo doorkooda amniga+SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka hoggaanada, Taliyaasha qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan oo looga hadlay u diyaar garowga maalmaha xoriyadda iyo doorka uga aadan laamaha ammaanka .
Kulanka ayaa warbixino looga dhageystay saraakiisha amniga, waxaana uu Taliyuhu Saraakiisha iyo Ciidamadaba ku ammaanay dedaalka ay ugu jiraan sugida amniga si gaar ah waxaa uu mahadcelin u diray Ciidamadii Booliiska ee loo xilsaaray sugidda amniga xarumihii ay Imtixaanka shahaadiga ah ee qaranka ardayda ku galeen ee guud ahaan dalka.
Kulankaan kulamo kale oo ka horeeyay ayaa jiro oo sidaan oo kale looga hadlayay sugida amniga maalmaha xoriyada madaama munaasabadaani ay ciidamo badan banaanka magaalada ugu soo bixi doonaan u dabaal dega maalmahaasi.

May be an image of 1 person and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -