HomeWarkiiTaliska Booliiska oo mar kale mamnuucay in rdasaas loo rido xuska 26-ka...

Taliska Booliiska oo mar kale mamnuucay in rdasaas loo rido xuska 26-ka June ee Caawa loo dabaal degayo

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Jen.Garaar oo ka tirsan Saraaiisha Taliska Booliisk Soomaaliya ayaa sheegay inaan la ogoleyn in rasaas loo rido xuska dabaaldega maalinta xoriyada Somalia gaar ahaan gobolada Waqooyi.

Sarkaalkaan wuxuu sheegay in sharciga lala tiigsan doono askarigii ama shaqsigii xabad u rida dabal dega oo daqiiqado kadib loo dabaal dei doono.

Jen.Garaar wuxuu sheegay in kaliya in la ogol yahay bululeeerka ay Dowladu ridi doonto oo kaliya balse hore oo mamnuucay rasaasta madaama shacabka ay dhibaato ka soo gaartay xusaskii la soo dhaaaay.

Sarkaalka ayaa dhamaan ummada Soomaaliyeed ugu ham,balyeeyay xuska maainta Xornimada Somalia ee 21-ka June iyadoo madaxweynaha iyo madaxda kale caawa u adhiyaan ka qeybgaka xuska 26-ka June xarunta Dowlada hoose.

XAIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -