Taliska Booliska Gobalka Bari Ayaa Cawa Shaciyay In Gacanta Lagu Dhigay Labo Dambilayaal qiraal la ah Dilka Gabar Yar oo lagu magacaabo Marxumad Naciimo Cabdi Maxamed 24-10 laga helay medkeeda duleedka Bosaaso.

Baritaano socday muddo oo ay ka qeyb qateen ciidamada booliska gobalka Bari iyo lamaha kala duwan ee danbi barista ayay u soorta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan ragii ka danbeeyay falkaan lagula kacay glGabadhaan kuwaas oo ku dhuumalesanayay Bariga Magalada Bosaaso Kadibna qirtay in ay dilka iyo kufsi ugeesteen Marxuumada.

Taliyaha Qeybta Gobolka Bari iyo Xeerilaaliyaha Guud ee Gobolka Bari Bashiir ayaa xaqiijiyey in la soo qabtay eedeysanayaan falka Xun galay waxayna sheegeen in sharciga la horgeen Doono

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here