Warqad kasoo baxday Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay ineysan jirin ciidan dheeri ah oo lagu daabulay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Waxaa sidoo kale warqada lagu sheegay in ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ee ku sugan garoonka dayuuradaha ay si caadi ah u wataan howl maalmeedkooda.

Hadalkan ayaa u muuqda mid loogu jawaabayo Madaxweynaha Puntand Saciid Deni oo  sheegay in ciidamo ka tirsan DF ay xalay ku soo weerareen xeyndaabka garoonka dayuuradaha oo ay degan yihiin isaga iyo Madaxweyne Madoobe, isagoo intaas ku daray in ciidamo badan hareeraha laga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here