War ka soo baxay Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada Dowladh ku laabanayaaan fariisimo ay dhawaan soo baneeyeen

Taliska wuxuu si gaara ah u sheegeen inay Ciidamadu dib ugu laaban doonaan deegaanada kala ah Shabeeloow iyo Caad.

Advertisement

Warkaan Dowlada ka soo baxay waxaa lagu xusay inay meelahaan laga soo baxay loo maxkamadeym doono llaa 30 askar iyo saraakiil Cidan isugu jirta.

Dhanka kale waxaa la hadal hayaa in Ciidamadu  laga yaabo sidaan oo kale inay soo baneeyaan Deegaanka Camaara ee isla Koonfurt Gobolka Mudug.

XAFIISKA WARARK

DAYNIILE.COM

Previous articleDAAWO: Xildhibaanada labada Aqal oo dood adag ka yeeshay wax ka badalka dastuurka 
Next articleArdey Macalinkiisa ku dilay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here