Muqdisho (dayniiile.com)-Taliyaha Ciidanka ATMIS Sar. G. Sam Okiding ayaa ka hadlay howlgaladooda Muqdisho iyo guulaha ka gaareen dhanka Amniga.
Taliyaha oo warbaahinta isugu wacay ayaa u sheegay inay guulo ka gaareen Amniga isagoona xusay inay wada shaqeyn fiican la leeyihiin Ciidamada Xoogga Soomaaliya.
“waxaan ka saacidnaa Dowlada Soomaaliya dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah “ayuu yiri Talyaha oo dhanka kale soo hadal qaaday sidey ugu diyaar garoobeen roobabka  ElNino.
Sarkaalkaan heysta ATMIS Wuxuu ballan qaaday in ay sii wadi doonaan taageerada Ciidamada Xoogga Dalka SOOmaaliya  iyo hawlgallada wadajirka ah ee lagu wiiqayo awooda Al Shabaab.
“waaan sii wadanay wadshaqeynta aan la leenahay ciidamada Milatariga Soomaaliya tan iyo markii la hakiyey bixida ciidamada ATMIS”ayuu mar kale yiri Taliyaha Ciidanka ATMIS Sar. G. Sam Okiding
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 4 people, newsroom, dais and text
Previous articleDEG DEG: Dowlada oo waqti kooban u qabatay Hay’adaha iyo Shirkadaha  Xamar hubka ku heysta inay is diiwaan geliyaan.
Next articleRa’iisulwasaare Xamze oo ka qeybgalay siyaarada Sh.C/qaadir Jeylaani+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here