Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmes Firin iyo Wafti Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kismaayo ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.
Safarka Taliyaha iyo.Waftigiisa ayaa daaranaa, booqasho, Kormeer iyo u kuurgalida xaaladaha Amaan ee Jubbaland iyo gaar ahaan Boliiska Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Inta uu Taliyuhu booqashada u joogo, wuxuu booqandoonaa xarumaha iyo Fadhiyada Boliiska Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Dhanka kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, iyo sarakiil kale oo katirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya.
Mahadsanidiin.
May be an image of 5 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people, dais and text
Previous articleMadaxweyne Xasan muxuu ka yiri Guusha Caawa Somalia gaartay ee dhanka hubka
Next articleAl-Shabaab maxay ka yiraahdeen Weerarkii Qaraxyada ee ka dhacay deegaanka Ceelaha biyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here