MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa berito lagu wadaa in Muqdisho iyo Gobolada Dalka looga dabaal dego maalinta Ciidamada Booliiska Somalia oo ku asteysan 20-Drcember.

Taliyaha Boliiska Dalka Jabuuti ayaa maanta Muqdisho soo gaaray isaga iyo wafdi saraakil booliis ah uu hogaaminaayay.

Advertisement

Taliyaha Ciidanka Boliiska dalka jabuuti G/lle sare Cabdiraxmaan Cali Kaahin ayaa ku yimid casuumaad ay u fidisay Dowlada Somalia si uu uga qeybgalo Xuska 80 sano guurada aas aaska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed  oo beri ku beegan.

Taliyaha Ciidanka Boliiska General Sulub Axmed Firin ayaa lagu wadaa inuu dhigiisa Dalka Jabuuti ku qaabilo  Xarunta Taliska  Komaanda Boliisiya.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDAAWO: C/raxmaan C/Shukuur Warsame oo sharaxay Dastuurka farqiga u dhexeeya wax ka badalkiisa iyo Dhameystirkiisa
Next articleMaxamed Cabdi-Waare oo si la yaab leh uga hadlay fikirka ay Somalidu qabiilka ka aaminsan tahay!!!!!!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here