Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muxudiin (Macalin Mahdi) ayaa beeniyay inay soo rogeen amar diidaya indha-shareerka dumarka  iyo koofiyadaha Ragga.

Taliyaha oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sidan:-

Advertisement

Majiro go’aan Amni oo lagu mamnuucayo ama wax lagu yeelayo calaamadaha Diimeed iyo kuwa dhaqan ee Bulshada Soomaaliyeed.

Waa dicaayad cadawgu ka danbeeyo wararka la xiriira arintaas waana in aan lagu kadsoomin.

Ciidanka Amnigu waxa ay u taaganyihiin ilaalinta Diinta Sharafta iyo karaamada Shacabka Soomaaliyeed.

Previous articleWasiir Beene Beene oo hor tagay Aqalka sare+Sawirro
Next articleDEG DEG: Qarax goor dhaw ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here