MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Taliya Booliiska Soomaaliya Generaal Sulub ayaa ka hadlay qorshahooda sanadkaan sida amniga iyo wax qabadka guud ahaan dadka iyo deegaanka.

Taliyaha wuxuu soo hadal qaaday qaadista dhagxaanta amni ahaanta dowladu u dhigtay wadooyinka qaar ayaa sheegay in gudigii qaadista ee loo xilsaaray ay wadaan sidii ay Xamar uga nadiidin lahaayeen dhagxaanta.

Advertisement

“markii horaba duruuf baa keentay hadana waan ku soo moodnay waxaana dhawaan fulineynaa amarkii madaxdeena ee ahaa in la qaado dhagxaantaasi”ayuu yiri Taliye Gen.Sulub

“Waxaa inoo qorshaysan Sanadkaan in aan sameeno xarumo badan oo Dabdamis ah iyo ciidamadii loogu talagalay madaama marka laga soo tago Arrimaha amniga dhacdooyinka dhaca ay u badanyihiin Dabka kuwaas oo qasaara geysta.”ayuuyiri Taliyaha Booliiska.

Hadaba muuqaalka oo buuxa ka daawo halkaan muuqaal uu soo diyaariyay TV-ga Qaranka:-

Previous articleDagaal Xalay Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab ku dhexmaray duleedka Degmada Mahadaay
Next articleGalmudug iyo Goowso isku riix.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here