Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa shir gudoomiyaya shirka khamiislaha ah ee Todobaadlaha ah,

Sharkan ayaa loogahadalayay xaladaha Amni ee Dalka gaar ahaan magalada Muqdisho ee caasimada dalka iyo sidii loo dar dar galin lahaa howlgalada lagu baacsanayo khawaarijta ee ka socda dalka iyo kaalinta ciidamada Booliska ay kuleeyihiin goobaha cadawga laga saaro iyo xasilintooda,

Advertisement

Sidookale inta uu shirka Socday waxaa diirada lagu saaray u diyaar garowga sugida amniga ee caasimada inta lagu guda jiro Bisha barakeysan ee Rabadaan ee nagu soo foodleh,

Mahadsanidiin

Previous articleMadaxweyne Xassan oo sharaxaad ka bixiyay shirar uu Itoobiya uga qeybgalayo
Next articleGanacsade lagu dilay Gaalkacyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here