KALMADA Taliyaha Ciidanka Boliiska, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ee HAMBALYADA 20 DEC 2023 80-tan Guurada Aasaaaka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, wuxuu ugu hambalyeeynayaa Dhamaan xubnaha Ciidanka Boliiska, Xaasaskooda iyo Caruurtooda. wuxuu sanadkan kiisa kale ilaahay uga rajeynayaa Dalkeena oo Barwaaqo iyo Nabad waartaa ka jirto.

Sanad guuro wacan.

Advertisement

 

Previous articleDuqa Muqdisho “Booliiska waxay ka hortageen dilalkii lagu hayn jirey bajaajleyda
Next articleMagaalada uu ka soo jeedo Madaxweyne Xasan oo mar kale gacanta Dowlada ku soo noqotay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here