Nairobi, February 07, 2024: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire iyo wafti uu hogaaminaayo oo hawlo shaqo kujooga Dalka Kenya ayaa lakulmay maanta Joachin Waern oo ah Safiirka Safaarada Swedish ee Dalka Kenya ee Caasimadeeda Nairobi.

Kulanka Waxaa Taliyaha kuwehelinaayey Taliyekuxigeenka Hogaanka Dembibaarista CID ee Puntland G/Sare Abshir Hussein Said, Wakiil Puntland ee Nairobi Mohamed Ahmed Fagalade. Agaasimaha Hay,ada PISF Amiin Haaji Khayr.Kulanka ayaa looga hadlay hawlaha ladagaalanka argagixisada iyo dembiyada abaabulan.

Advertisement

-DHAMMAAD –

XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLND

 

Previous articleNabad sugida iyo Booliiska oo weeraray guriga Xildhibaan Xaadoole
Next articleQarax miino oo lagu dhaawacay Taliye sare oo Puntland ka tirsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here