Ankara (dayniiile.com)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah ayaa arimo shaqo waxay u tgeen dalka Turkey gaar ahaan magaalada Ankara.
Wafdiga  Taliye Sulub waxaa soo dhaweyn heer sare ah u sameeyay Taliyaha Booliiska Ankara Dr. Salmi Altinok kaasoo ku qaabilay Xarunta Taliska Dhexe ee Boliiska Dalka Turkiga.
Ujeedka socdaalka Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa lagu sheegay arimo ka xiriira  iskaashi iyo adkeynta xariirka walaaltinimo ee ka dheexeeya Boliiska Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya.
Labada dhinac waxyaabaha ay isla soo qaadeen waxaa ka mid ahaa
 kordhinta tayeeynta Xirfadaha Boliiska iyo kordhinta tirada iyo Tayada Ciidanka Boliiska gaarka ah ee Haramcad kuwaas oo ay taakuleeyaan Ožil Harakat oo Boliiska gaarka ah ee Dalka Turkiga.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people and the Oval Office
Previous articleDagaal Beeleedyo Saaka ka dhacay Gobolada Galgadudu iyo Mudug
Next articleMaamulka Somaliland oo maanta Xukun dil ah ku fuliyay 5 ruux

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here