Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar “Gen Khaalid”
oo howlo shaqo u joogo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa Maanta kormeeray fariisimaha ay kusuganyihiin Ciidanka Xoogga Dalka ee magaalada Beledweeyne gaar ahaan Guutooyinka 5aad iyo 29 aad ee qeybta 27aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Taliyaha ayaa Geesiyaasha XDS kula dardaarmay Xoojinta Difaaca Qaranka, iyo in ay dar dar galiyaan waajibadka shaqo ee loo igmaday
Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku dhiirrigelinayaan, kuna xoojinayaan doorka ciidamadu ku leeyihiin difaaca qaranka iyo amniga dalka.