Taliyaha ciidanka Lugta ee Xogga dalka Soomaliyeed G/ sare dayax Cabdi Cabddulle iyo saraakiil kale ayaa booqday furimaha gobolak Shabeelaha dhexe gaar ahaan deeeganka biyacadde ee gobalka Shabeelaha dhexe.
Taliyaha iyo xubnaha kale ee la socday waxaa deegaanka Biya-cadde ku soo dhaweeyay saraakiisha Ciidamada ee halkaasi ka howlgala .
Ujeedka Booqashada Taliyaha ciidamada dhulka waxaa agu sheegay dardar galinta dagaalka ka dhanka dagaalamayasha  Alshabaab.
Taliyahaan oo ah sarkaal aad u firfircoon ayaa dhawaan waxaa magacaabay Madaxweynaha Soomaaliyaha Xasan Sheekh  Maxamuud kadib dadaalo iyo wacdaro uu ka dhigay furimaha dagaalka.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 2 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 5 people
Previous articleMagaalada Kismaayo oo lagu gubay Kumaanaan Loor oo Raashin ah+Sawirro
Next articleXildhiban Jacfar “ dhowr mar baan shirnay walina Alshabab waa joogaan,kulankaan hanoo noqdo ii ugu danbeeyay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here