Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya, G.sare Dayax Cabdi iyo La-taliyaha Madaxweynaha C/llaahi Maxamed Nuur ayaa booqdeen xerada ciidamada ATMIS ee Magaalada Mahadaay.
Ciidamadaan oo ah kuwa Dalka Burundi ayaa mudaba deganaa Magaalada Mahadaay ee Goolka Shabeelaha dhexe.
Taliyaha Ciidamada dhulka ee Soomaaliya G.sare Dayax Cabdi Cabddulle iyo xbanaha la socd ayaa kulan la qaateen  Taliyaha Ciidanka ATMIS ee howlgala Magaalada Mahadaay.
G.dhexe. Ngendakuriyo Didith iyo Taliyaha Ciidamada lugta Somalia Waxay isla soo qaadeen arimo ku saabsan howlgallada Ciidan ee socda iyo iskaashiga CXDS & malleeshiyada Macawiisleyda ee deegaanka si loo wiiqo awooda Al-Shabaab.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 4 peopleMay be an image of 7 people
Previous articleMadaxweyne C/casiis Lafta-gareen oo Tababar u soo xiray Ciidamo Booliis ah+Sawirro
Next articleTaliye Xigeenka Ciidamada Milatariga oo gaaray Baydhabo +Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here