Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowlada Soomaaliya Gen Dayax Cabdi Cabdulle iyo wafdi Saraakiil Ciidan u badan ayaa maanta booqday fariisimaha ciidamada Milatariga iyo kuwa Macawisleyda.

Fariisimaha uu booqday Taliyuhu ayaa ku kala yaal Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe halkasoo qaar kood dagaalo xoogan ciidamadu halkaasi kula galeen dagaalamayaasha Alshabaab.

Advertisement

Deegaanada uu boowday waxaa ka mida,Yasooman,  Wargaadhi,Daaru-Nicma,Al-Kowthar,Maqakori,Aadan Yabaal,Ceel-Cali Axmed,Buulo barde, maxaas,abuureey iyo Guriceel.

Taliyaha ayaa meelaha uu booqanayay ciidamada wuxuu ugu tagay dhiiri gelin, inuu faro awaamiirta hortaal iyo horu-socodsiinta dagaalada ka dhanka ah alshabaab.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIL.COM

No description available.

Previous articleMadaxweyne Xasan oo Xarunta QM ku gudoomiyahay Shirka Amniga Somalia+SAWIRRO
Next articleMagaaladii cows-ka laga cunaayay oo maanta gaadiid raashin sida loo direy+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here