HomeWarkiiTaliyaha ciidamada Maamulka Waqooyi Bari oo Somaliland ku eedeeyay inay bilowday hurin...

Taliyaha ciidamada Maamulka Waqooyi Bari oo Somaliland ku eedeeyay inay bilowday hurin dagaal beeleed.

LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Taliyaha ciidamada Maamulka Waqooyi Bari oo Somaliland Cabdi Madoobe ayaa markii ugu horeysay ku eedeeyay maamulka Somaliland ee deriskooda ah inay wadaan qorshe ay dagaal beeleed ugu badalayaan kii kala dhaxeeyay ee mabaadii’da la isku hayay sida uu warka u dhigay.

Cabdi Madoobe ayaa sheegay in reer Somaliland markii ay dagaal toos ah waxba ku keeni waayeen ay hada u jeesteen inay waji qabiil u yeelaan dagaalka.

“Dadku beelo isuma hayo, Harti iyo Isaaq isuma hayo  laakiin waxaa la isku hayaa mabaadii”ayuu yiri Taliyaha

Taliye Cabdi Madoobe oo ka hadlayay munaasabad tababar loogu soo xiray boqolaal ciidamo cusub ayaa sheegay askartaani uusan waajib ka saarneyn deegaanadooda oo kaliya balse u furan tahay inay ka hawlgeli karaan guud ahaan Soomaaliya.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -