HomeWarkiiTaliyaha Ciidamada Xooga Somalia muxuu kala hadlay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee...

Taliyaha Ciidamada Xooga Somalia muxuu kala hadlay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka

May be an image of one or more people and text

Taliyaha Ciidamada Xooga Somalia Jen.Ibrahin Maxamed Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka Claude K. Tudor Jr.

Taliyaha Xooga Somalia wuxuu sheegay inuu Sarkaalka  Ameerikaanka ah kala hadlay arimo ay ka mid yihiin la dagaalanka Alshabaab iyo Daacish,sidoo kale wuxuu sheegay inuu kala hadlay xaalada amniga Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga

“Waxaan kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee ka howlgala qaaradda Afrika, Sareeya Gaas Claude K. Tudor Jr. waxaan ka wada hadalnay xaaladda amni ee Soomaaliya, howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga” ayuu yiri Taliye  Ibraahim

Taliyaha wuxuu intaasi ku daray inay sidoo kale uu kala hadlay Claude K. Tudor Jr sidii kor loogu qaadi lahaa tayada, tababarka, diyaar-garowga iyo awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

XAFIISKAWARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMNo photo description available.May be an image of one or more peopleMay be an image of text that says "ተ SALVÓC"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -