HomeWarkiiTaliyaha Ciidamada Xoogga oo Baydhaba gaaray,kulana la qaatay Hogaamiyaha Koofur-galbeed

Taliyaha Ciidamada Xoogga oo Baydhaba gaaray,kulana la qaatay Hogaamiyaha Koofur-galbeed

May be an image of one or more people and helicopter
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba halkasoo si weyn loogu soo dhaweeyay markii ay garoonka kaga hor tageeen saraakiil ka tirsan Ciidamada Xooga ee Baydhaba ka howlgala.
Sidooi kale Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud wuxuu isla maanta kulan looga hadlayo Adkeynta&xaqiijinta Amniga Magaalada Baydhabo la yeeshay Hogaamiyaha Kumeel gaarka ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji.
Kulanka oo ahaa mid looga hadlayay Dar dargalinta Howlgalada ka dhan ah nabadiidka iyo adkeynta Amniga Magaalada baydhabo
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa degaanada Koonfurgalbeed ka wada sidii loo dar dargalin lahaa dar dargalinta howlgal ka dhan ah maleyshiyaadka nafla caariga ah ee Nabadiidka.
Geesiyaasha Ciidanka XDS ayaa mudooyinkii u dambeyay waxa ay howlgal lagu baacsanayo Nabadiidka ka wada degaanada Koon furgalbeed.May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textNo photo description available.No photo description available.May be an image of one or more peopleNo photo description available.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -