Muqdisho (dayniiile.com)-Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta booqday xerada Ciidamada Mikatariga Gor-Gor isagoo si weyn u amaanay marka la eego dagaalada Dalka ka socda.

Taliye Ibraahin Sheekh Muxudiin wuxuu sheegay in Gor gor guulo badan ay hore u gaareen isagoona hada u rajeeyay inay guusha inta dhiman waqeybtoda ka qaataan.

Advertisement

“waan ognahay Alshabaab waan ka adagnahay , waa ka mooral fiicanahay” ayuu yiri  Taliyaha.

Taliyaha wuxuu u sheegay Ciidamada inuu ugu yimid maanta inuu dalacsiiyo qaar ka  mida ciidamada.

Taliyaha Xoogga dalka wuxuu shaaciyay in  saddexda Urur oo min sagaal ah uu nin walba dallacsiiyey min hal darajo oo ah midda uu wato tan ku xigta.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

No description available.

No description available.

No description available.No description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here