Taliyaha Ciidanka Aluubta oo qirtay in Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe la iibsado si tuuganimo ahna loogu sii daayo

0

Jeneraal Shub oo ah taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa qiray in Maxaabiista la soo xukimo lacag laga Qaado si hoosana loo sii daayo

Ma dhaceysa ayuu Yiri in aan Maxbuus geyno Maxkamad la soo Xukumo Askarigii wadayna uusan helin xaquuqdiisa Guno

Waa qasab ayuu yiri in qaab aan sharci aheyn Maxbuus muda ku xukunaa lagu sii daayo qaab musuq maasuq ah

Hadalka Taliyaha ayaa u muuqda mid run ah madaama dhowr mar hore qaar laaluush laga qaatay oo muda xukun ah ku dhacay qaab tuuganima ah lagu sii daayo

Hadalka Taliye Shub ayaa yimid saacado uun ka dib shaqaadii ka dhacday Xabsiga Dhexe ee ku dhinteen ku dhawaad 20 Qof oo u badan Maxaabiista

Warkaan ka soo yeeray masuulka ugu sareysa Ciidanka Asluubta ayaa dhabar jab ku ah hogaanka Sare ee Dalka oo aan bixin xaquuqda Ciidanka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here