Wararka ka imaanaya degmada Shibis ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliiska degmadaasi Farxaan Jaraaye oo wata gaadiidka dagaalka uu ku biiray Agga Mirinaayadda oo ay difaac kaga jiraan ciidamo ilaalada u ah madaxweyne Xasan Sheekh.

Taliye Farxaan Jaraaye oo saxaafada la hadlay waxa uuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay arintaan, waxa uuna farmaajo ugu baaqay in uu is casilo.

Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in uusan is-dhiibin, balse uu ka baaqsanayo in uu dadka iyo dalka u horseedo dagaal, isaga oo markii hore ka tirsanaa ciidamada daacada u ah madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

blob:https://www.facebook.com/1f22837b-ada3-4a61-ac48-5f7cb943e53b

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here