HomeWarkiiTaliyaha Ciidanka Dhulka oo booqday degaan dhawaan laga saaray Alshabaab+SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqday degaan dhawaan laga saaray Alshabaab+SAWIRRO

May be an image of one or more people and textSida goor dhaw lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta.

Taliyaha ayaa halkaas u tagay dhiirrigelinta geesiyaasha Ciidamada XDS iyo kuwa deegaanka ee ku sugan furimaha dagaalka.

Intii uu ku sugnaa deegaannada la xoreeyay, Taliyaha Ciidanka Dhulka Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulammo la qaatay saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka, isagoo ka xog-waraystay xaaladaha guud ee amniga, sidoo kalena warbixino ka dhageystay.

Dhinaca kale, Taliyaha ayaa bogaadiyay geesinimada, adkaysiga iyo naf-hurnimada ay muujiyeen ciidamada isgarabsanaya.May be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -