Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janeral Axmed Aadan ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud halkaas oo fariisr u ah Cutubyo Ka tirsan Ciidanka xoogga dalka.

Taliyaha ayaa kormeeray fariisimaha ciidanka isagoo halkaas kula kulmay saraakiisha hogaaminaysa ciidanka xoogga waxaana uu ka dhagaystay warbixino la xiriira xaaladda ay ku sugan yihiin ciidanka iyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Advertisement

Taliyaha ayaa Ciidanka ku amaanay guulihii ay ka gaareen howlgaladii ugu dambeeyey ee lagu qaaday Al-Shabaab, waxana u sheegay in ay u diyaar garooban wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Previous articleVilla Somalia oo ku dhawaaqday inay heshay Hub culus iyo diyaarado lagula dagaalamayo AS
Next article44 wadan oo Baasaboorkq Kenya uu booqan karaan fiis la’aan sanadka 2023

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here