Tan iyo markii uu xilkii ku guuleystay Madaxweyne Farmaajo mar walbo waxuu kor u qaadi jiray awooda Jen Odowaa isagoo Gaarsiiyey Jeneraal waxuuna u magacaabi jiray Xilal muhiim isagaana 1sano gudahood ku noqday Taliyaha Madaxtooyada ka dibna loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta

Odawaa oo ka soo jeeda Beelaha Muqdisho ayaa loo arkaayey nin muhiim u ah awooda uu ku tashanaayey Madaxweyne Farmaajo ayaa u magacaabay Taliyaha Ciidanka taa oo ka dhigneed awood uu ku maquuni karo xoogaga mucaaradka

Inta uu Taliyaha Ciidanka Lugta uu ahaa Jen Odawaa guula badan ayeey gareen ciidanka taana waxay keentay in magaca iyo awoodiisa saro u kacday

Madaxweyne Farmaajo oo isku arkay xoogaa awood ah ayaa taliyahay Ciidanka Lugta u magacaabay Biixi oo jufa ahaan Farmaajo is xigaan isagoona awooda Ciidan si toos ah ugu wareejiyey waxuuna hoos geeyey dhamaan Ciidanka sida Danab oo markii hore ay mid Gooni ah

Dadka saadaaliyo arimaha Ciidanka ayaa is weydinaayo shaqada u qabanaayo Odawaa madaama uu Taliyaha Ciidanka uu yahay Madaxweynaha halka dhamaan Ciidanka oo dhana ay ka amar qaadanayaan Taliyaha Ciidanka

Arinta shaki badan dhalisay ayaa ah ka dib markii maanta la soo xiraayey Ciidamo u soo dhamaaday Tababar uu soo xiri jiray Taliyaha Ciidanka Lugta Jen Biixi

Maal mahaan ayuu waday Farmaajo awooda Ciidanka in uu ku wareejiyo shaqsiyaad ku heeb ah si dalka ugu qabsado awood Milatari

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here