Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaali General Odawaa Yuusuf Raage oo Dhawaan gaaray Magalaada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa amar Culus Duldhigay Saraakiisha Ciidanka Xooga iyo askarta milatariga ee joogta Deegaannada Galmudug

Taliyaha ayaa askarta milatariga Soomaaliya Gaar ahaan qeybta 21aad ee ku sugan Dhusamareeb iyo Deegaanada kale ee maamulkaan ku amray in ay tagaan jiida hore ee Dagaalka Si Alshaab Looga Saaro Deegaannada Bari Ee Galgaduud

Cidii aan tagine aysan Heli Doonin Wax mushaar ah.

Inta badan ciidanka ayaa maanta la kulmiyey iyaga oo loo daabulay jiida Dagaalka.

Sidoo kale Taliyaha Ayaa Ciidanka ka ceyriyey in ka badan 50 askari oo lagu edeeyey in aysan Dowladda u Shaqeynin Balse lacag ay iska qaadan jireen.

Galmudug ayaa Dhawaan Bilowday iyada oo kaa shaneysa ciidanka Dowlada howlgalo Ka Dhan ah Al-Shabaab.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here