Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa  ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo ay sameeyeen Ciidamada Xoogga dalka.

Odowaa ayaa sheegay in ay Ciidamada  ay ka   fuliyeen degaanka Baloow ee gobolka shabeellada Hoose waxa uuna sheegay in ay Dileen saraakiil shabaab ah.

Saraakiisha ciidanka ee hoggaaminayay howlgalka ayaa sheegay in 11 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab iyo sarkaakiil lagu dilay howlgalka, halka 9 kalana la dhaawacay.

Sidoo kale ciidanka ayaa waxaa ay bur-buriyeen saldhigyadii ay ku sugnaayeen Al-shabaab, sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage.

 

 

Office Nairobi Kenya

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here