HomeWarkiiTaliyaha cusub ee Milateriga Somalia oo kulankiisii 1-aad Shir-gudoomiyay

Taliyaha cusub ee Milateriga Somalia oo kulankiisii 1-aad Shir-gudoomiyay

May be an image of dais and text
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Mohamed Mohamud ayaa shalay shir guddomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud Ciidanka XDS, shirka ayaa daarnaa is xogwareysi iyo kala warqaadasho.

Taliyaha ayaa faray saraakiisha in lasii laba jibaaro howlaha la xariira howlgalada dib u xoreynta ee lagu dabarjarayo khawaarijta sidoo kalena la dar dargeliyo shaqooyinka.

Ugu dambeyn Taliyaha ayaa kula dardaarmay saraakiisha in laga dhabeeyo lana hirgeliyo qorshayaasha hortabinta u leh Taliska Ciidanka XDS.May be an image of one or more people, newsroom and textMay be an image of one or more people, newsroom and daisMay be an image of one or more people and tableMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people, dais and text that says "UNE"May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people and table
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -