Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Gen. Mark Milley, oo laga helay coronavirus

0

Taliska  guud ee ciidamada qalabka sida Mareykanka oo  Talaadadi shalay ku dhawaaqay in karanttil galeen saraakiisha ugu waawayn qaarkood oo uu ku dhacay coronavirus.

Qoraal ka soo baxay waaxda difaaca Mareykanka ayaa lagu sheegay in taliyaasha is kaarantiilay ay ka mid yihiin taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Gen. Mark Milley, iyo ku xigeenkiisa Gen. John Hyten.

Saraakiishan iyo qaar kale oo ka mid ah taliska ayaa dhawaan xarunta Waaxda Difaaca ee Pentagon-ka kula kulmay taliye ku xigeenka ciidamada llaalada xeebaha Mareykanka Adm. Charles W. Ray, kaasoo habeenki ay Talaadada soo galeysay xanuunka laga helay.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here