MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Milatariga  Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Maanta booqday Dugsiga tababarka Jeneraal Dhagabadan ee Magaalada Muqdisho.

Taliyaha ayaa xeradaasi u tagay u kuur gelida xaalada tababar ee ciidamada iyo waliba xaalka xerada ama dugsiga tababarka  laftigiisa.

Advertisement

Sidoo kale Taliyaha ayaa ciidamada ugu tagay si uu ugu Dhiiri geliyo tababarkooda.

Sareye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin wixuu faray ciidamada  inay u diyaar garoobaan dagaalka ka dhanka ah Alshaaab  iyo guud ahaan difaaca Dalka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleQeybta hore Hirshabelle 0-0 Galmudg
Next articleShirkii Baarlamaanka ee maanta maxaa looga hadkay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here