Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS G/Sare Dayax Cabdi Cabdulle iyo Saraakiil ka Tirsan CXDS ayaa Maanta kulan la qaatay Taliska ATMIS oo uu horkacayo Gen.Sam Okiding.

S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow iyo Gen.Sam Okiding ayaa ka wada hadlay sidii loo dardar galin lahaa Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda Guud ahaan gobolada Dalka.

Advertisement

XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA


Previous articleWasiiru Dowlaha Gaashaandhiga oo Tababar u furay Saraakiil
Next articleDalalka ay Ciidamada ka joogaan Somaliya oo aqbalay Codsigii Madaxweyne Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here