Taliyaha Nabad Sugida Fahad Yasiin oo ka soo dhex Muuqan Doono Golaha Wasiirada Cusub

0

Sida laga helay ila lagu kalsoonaan karo ayaa sheegayo in dhawaan isku Shaan dheen lagu sameyn Doono Golaha Wasiirada Dowlada Ra iisal wasare Kheyre

Golaha Wasiirada dhawaan lagu dhawaaqi Doono ayaa ka maqnaa Doono Qaar badan oo xiligaan ka Tirsan Golaha Wasiirada iyadoona kuwa Cusubna ku soo biiri Doonaa

 

War aan Helnay ayaa sheegayo in Taliyaha Nabad Sugada Qaranka laga qaadi Doono Fahad Yaasiin Iyadoona lagu Badali Doono Shaqsi ku Heeb ah Madaxweyne Farmaajo kaa oo magaciisa lagu soo Koovay Hebel Jiis

Fahad Yaasiin ayaa lagu wadaa in loo magacaabo Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Qaranka

Si kastaba ha ahatee waxaa la sugaa Golaha Cusub ee wasiirada uu Ra iisal wasare Kheyre soo bandhigi Doono

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here