MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Salaad ayaa Caawa si lama filaan ah u booqday xeebta Liido oo habeen kasta dhalinyaradu ku caweyso gaar ahaan fiidka hore.

Dhalinyarada oo xeebta isaga baashaaleysa ayaa ka war heshay Mahad Salaad oo istaaf yar la socdaan kaasoo markiiba shacabka iska dhex galay cabsi la’aan.

Advertisement

Dhalinyada ayaa u kala tartamaayay sidii uu mid kasta sawir ula geli lahaa Taliyaha NISA Mahad Salaad oo isna soo dhaweeyay dhalinyada isagoo aan muujin wax isla weynin ah.

Amaanka Caasimada ayaa aad wax badan iska badaleen Taasoo Alle SWT aan aan uga mahadcelineyno xili dadka Soomaaliyeed xaalado adag oo xaga amniga ah ay soo mareen.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

xuquuqda Sawirada Wariye Cali Aadan MuuminMay be an image of 2 people and crowdMay be an image of 4 people, lighting and crowdMay be an image of 6 people and crowd
May be an image of 6 people and crowd

Previous articleTaliyaha Guutada Khalid Binu-Waliid iyo shacabka Ceeldheer +SAWIRRO
Next articleMadaxweyne Lafta-gareen oo Xaflad u qabtay Ciyaartoda xulka Koonfur-galbeed+Sawirrok

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here