Golaha Wasiiradda xukumada Somalia oo kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Muqdisho ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aden Koofi.

sidoo kale golaha ayaa ansixyay in  C/qaadir Cilmi Cali (Cabdul) uu noqdo Agaasimaha cusub Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha kadib soo jeedin Wasaaradda Amniga Gudaha.

Agaasimihii Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aden Koofi oo xilkaas hayey muddo dheer ayaa wax badan ka qabtay xoojinta iyo balaarinta heyaddaas.

C/qaadir Cilmi Cali (Cabdul) Agaasimaha cusub Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha
C/qaadir Cilmi Cali (Cabdul) Agaasimaha cusub Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here