Taliyahii Ciidanka Danab Gaashaanle Ismaaciil oo Farmaajo muda Bil ah u xiran

0

 

Taliyahii Ciidanka Danab Gaashaanle Ismaaciil Ciise ayaa u Afduuban Farmaajo.

waxaa u Heysta maxaad Kheyre ugu Beel tahay Xariga taliyaha Danab ayaa yimid xil ka qaadistii Ra iisal wasaare Kheyre taa oo Madaxweyne Farmaaje uu u ugaarsi ku haayo Qof walba uu ku Tuhmayo xiriir lala leeyahay.

Gaashaanle Ismaaciil Cabdi Maalikayaa ku Xiran Taliska Ciidanka xooga oo ku taalo Wasaarada Gaashaan Dhiga Muda Bil ah ayuu ku xiranyahay mana Jirta wax sii deen ah.

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Beesha Murusade ayaa Ganacsade Mire Indhayare oo weydiiyey sababta uu xiranyahay Ismaaciil Farmaajo ayaa ku Jawaabay aaniga iyo Ugaaska ka hadleyena isaga baxa Saraakiil Sar sare oo Mareykan ah ayaa Farmaajo ka dalbaday in la siidaayo Taliyahiisa lagu Celiyo taa uusan afulin

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here