HomeWarkiiTaliye Asad Diyaano oo tababar u soo xirey ciidamo gaar ah oo...

Taliye Asad Diyaano oo tababar u soo xirey ciidamo gaar ah oo ku cusub Booliiska+SAWIRRO

May be an image of 1 personSida aan ka soo xiganay Warbaahinta Dowlada Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa si rasmi ah usoo xiray Tababar ay qaateen cutubyo ka tirsan Ciidanka gaarka ah ee Galeyr oo qeyb ka ah Ciidanka Boliiska.

Munaasabadda xiritaanka Tababarka Ciidanka waxaa kasoo qeyb-galay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley , Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Dhuxulow , Masuuliyiin iyo Saraakiil katirsan Ciidanka Boliiska .

Taliye Asad ayaa Ciidamada u jeediyey dardaaran waxaana uu si gaar ah ugu Mahadceliyey Dawladda Maraykanka oo kaalin weyn ka qaadatay taageerada Ciidanka si ay qeyb uga noqdaan sugidda Amniga iyo ka qeyb-qaadashada Howlgalada gaarka ah oo loo carbiyey mudada ay Tababarka ku jireen.May be an image of 6 people and textMay be an image of 5 people and the Oval OfficeMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 5 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 11 people, dais and textMay be an image of 3 people and people studyingMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person and textMay be an image of 10 people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -