HomeWarkiiTaliye Asad Diyaano oo dhagax dhigay dhismaha Hoggaanka Baarista Dambiyada (CID)+SAWIRRO

Taliye Asad Diyaano oo dhagax dhigay dhismaha Hoggaanka Baarista Dambiyada (CID)+SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa maanta dhagax-dhigay dib u dayactirka guud ee dhismaha Hoggaanka Baarista Dambiyada (CID).

Dayactirkan ayaa yimid kadib markii Taliyaha Hogaanka CID, uu magacaabay guddi farsamo oo loo xilsaaray hawsha dib u dhiska xarunta, kuwaas oo kulamo la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed iyo shirkado dalka ka jira si ay uga qeybqaataan mashruuca.

Mashruucan dib u dhiska ah wuxuu qeyb ka yahay olole ballaaran oo Boliiska Soomaaliyeed ay ku dayactirayaan xarumahooda kala duwan, si iskaa wax u qabso ah.

May be an image of one or more people and suitMay be an image of textMay be an image of textMay be an image of textMay be an image of one or more peopleMay be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -