Taliye ka tirsan Galmudug oo Xabsiga la dhigay isagoo Dharka Ciidanka wato

0

Wararka laga helyo koonfurta magaalada galkacayo ayaa waxa ay sheegayan in taliye xigeenkii saldhiga booliska magaalada galkacayo xabsiga ladhigay

Waa sifo sharci dara ah in taliye labisan darajo iyo direes ciidan labada gacmood inta katiinad looga xiro hadana lasawiro laguna baahiyo baraha bulshada warar hoose ayaa sheegaya in taliyaha uu uxiranyahay taliye xigeenka boolsika soomaliya janaraal kaniif iyo taliyaha booliska galmudug arintan ayaa meel kadhac kunoqonaysa maamulka galmudug iyo taliska booliska soomaaliya


Waxana idiin soobabindoona sabab dhabta ah ee taliyaha looxiray.

Wariye Maxamed Rooraaye

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here