HomeWarkiiTaliye Odawa Yusuf Rage iyo qorshihiisa tagitaanka Magaalada Baraawe +SAWIRRO

Taliye Odawa Yusuf Rage iyo qorshihiisa tagitaanka Magaalada Baraawe +SAWIRRO

BARAAWE (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye-Gaas Odawa Yusuf Rage iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta Gaaray Maagaalada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Taliyaha waxaa Magaalada Baraawe ku soo dhaweeyay saraakiisha ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Midowga Afrika ee ku jooga Somalia magaca AUSSOM, saraakiisha Soomaalida ayaa salaan sharaf waxay kala hortageen Taliyahooda.

S/Gaas Odawa Yusuf Rage ayaa Xariga ka jaray dhismaha Xarunta Taliska guutada 6 Aad ee Qeybta 60 Aad ee Ciidanka Dhulka ee XDSoo laga hirgaliyey Magaalada Baraawe.

Sidoo kale Taliyaha oo xafiiska Taliska kula hadlay Saraakiisha Xooga Dalka ayaa uga warbixiyay xaalada guud ee ciidmada Xooga Dalka oo aagag badan iyo dagaala kaga jira inta badan gobolada dalka kuwaasoo ay kula jiraan alshabaab.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
May be an image of one or more peopleNo photo description available.May be an image of one or more peopleNo photo description available.May be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people and text that says "W7 00 VA A Nove"May be an image of one or more people and text that says "ተማቃ 色 TALISKA GUUTADA AAD 60 AAD CI DHULKA XOOGGA DALKA SOOMAA WAXA XARIG JARAYA TALIYAHA CIIDANKA XOO DALKA DALKASOOMALIYED SOOMALIYED S/GAS. ODOWA YUSUF RAGE Taarikh: Taarikh:03.Novermber20125 :0 November 2025"May be an image of one or more people and text that says "LISKA GUUTADA GUUTADAGAADOB60AA 6 AAD o 60 AA DHULKA XOOGGA DALKA soor WAXA XARIG XARIGJARAYA JARAYA TALIYAHA CHDANKA DALKA SOOMALIYED S/GAS. ODOWA S/GAS.ODOWAYUSUFRAGE YUSUF RAGE Taarikle Novernbur 202"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -