HomeWarkiiTaliye Odawaa Yuusuf "Dadkii aan ka qaadnay gaadiidka ay ku buufsaneyd shaabadda...

Taliye Odawaa Yuusuf “Dadkii aan ka qaadnay gaadiidka ay ku buufsaneyd shaabadda Dowlada, waan u celinay kadib markii aan ka tirnay calaamada Dowlada.”

Taliyaha Ciidamada Xoogga Odawaa Yuusuf ayaa  ka dhawaajiyay in dadkii ay kala wareegeen gaadiidka Cabdi-ilayaasha ay dib ugu celiyeen markii ay ka tireen calaamadaha Dowlada sida uu warka u dhigay

Taliye Odawaa Yuusuf “”Dadkii aan ka qaadnay gaadiidka ay ku buufsaneyd rinjiga iyo shaabadda Ciidanka, waan u celinay kadib markii aan ka tirnay calaamada Dowlada.” ayuu yiri Taliye Odawaa

Taliyaha ayaa hadaladaan ka jeediyay shikrkii maanta ee aqalka sare oo su’aalo ;agu weydiinayay ayaa ku soo aadaya xili dhawaan warbaahinta lagu shaaciyay in saraakiil Dowlada hore uga tirsanaa lagala wareegay gaadiid cabdi-bllayaal ah oo ay wateen taasoo inta badan loo fasriay arimo siyaasadeed in Dowladu u yeeshay .

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -