HomeWarkiiTaliye Odowaa oo Safiirka Shiinaha kala hadlay  iskaashiga Ciidan ee labada dal

Taliye Odowaa oo Safiirka Shiinaha kala hadlay  iskaashiga Ciidan ee labada dal

Sida lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Ciidan ee labada dal, gaar ahaan dhanka amniga, horumarinta kaabeyaasha ciidanka, iyo wada-shaqeynta istiraatiijiga ah. Labada dhinac waxay sidoo kale isweydaarsadeen aragtiyo ku saabsan arrimaha danaha guud.

Taliyaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha taageerada ay siiso Soomaaliya, halka Safiirka uu xaqiijiyay in Shiinuhu diyaar u yahay sii xoojinta xiriirka labada dal.May be an image of 2 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -