HomeWarkiiTaliye Odowaa oo tababar u soo xirey saraakiil Kumandooska ka tirsan+SAWIRRO

Taliye Odowaa oo tababar u soo xirey saraakiil Kumandooska ka tirsan+SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa  shalay tababar gaar ah usoo xiray dufcaddii ugu horreysay ee Layli Saraakiil ah oo qaatay tababar Kumaandoos ah

Munaasabadda lagu soo xirayay tababarkan ayaa ka dhacday Dugsiga Tababarka Gaashaanle Xasan Tuure ee xerada Baledogle, halkaas oo ay Layli Saraakiishu kusoo bandhigeen dhoolatus muujinayay xirfado ciidan oo heer sare ah.

Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage oo hadal ka jeediyay munaasabadda ayaa sheegay in tababarada noocan ah ay kor u qaadi doonaan xirfadaha Saraakiisha, Saraakiil xigeenada iyo Askarta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Tababarkani waxa uu astaan u yahay dadaalka lagu xoojinayo awoodda iyo tayada Ciidanka Qaranka.May be an image of 2 people and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 3 people and text that says "拉 A"May be an image of 6 peopleMay be an image of 10 people and text that says "C+"May be an image of 1 person, helicopter and textMay be an image of 10 peopleMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of text that says "R6O MU"May be an image of 1 person and UluruMay be an image of jeepMay be an image of 7 people and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 1 personMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 people

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -