MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Ganaraal Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay dhaqan gelinta xeerka isticmaalka marista Waddooyinka.

Taliyaha Ciidamada Taraafikada ayaa maalmihii ugu danbeeyay wuxuu waday marinta calaamadaha wadooyinka Magaalada Muqdisho kuwaasoo bilow ah.

Advertisement

Taliyaha Ciidamada  Booliiska Soomaaliya Jen.Sulub oo kormeeray jidadka ay shaqadaan ka socoto ayaa sheegay in lala xisaabtami doono cidkaste oo jabisa xeerka isticmaalka marista Waddooyinka.

Hadalka Taliyaha oo dhameystiran Halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo qaadanay Tv-ga Qaranka.

Previous articleDowlada oo Xaflad soo dhaweyn ah Muqdisho ugu sameysay Sheekh Xuseen Cali Jabuuti +Sawirro
Next articleNabadoon goor dhaw Muqdisho lagu dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here