Labadaan daljir waa Astaanta geesinmadda ummaadda soomaaliyeed ,waxa ay walaalo layihiin labadii shahiid ee Suulnuuge iyo Xasan Tuure allaha u naxariistee ,maantana waxa ay diyaar u yihiin in dhiigooda ay u huraan qarankii ay u shahiideen walaalahooda sharafta lahaa.

Ma jirto fursad u hartay cadwga ummadda oo aan ahayn in laga abaal mariyo waxa ay ummadda soomaaliyeed u geesteen ,waxaana rajada ugu wanaagsan oo dadka soomaaliyeed ay heestaana ay tahay in cid dib u laabanaysa aanay jirin .

Advertisement

Ha umalayn muwaadin in geesiyadu dhinteen ee waa kuwaa nool ee jihaadka diyaarka u ah.

=XIGASHO RAADIYAHA CIIDAMADA DOWLADA=

Previous articleRa’iisulwasaare Xamze “waxaa la gaaray xiligii Soomaalidu midoobi lahayd”
Next articleSarkaal Alshabaab ka tirsanaa oo Dowlada isku soo dhiibay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here