Taliye Zakiyo “Ciidanka Boliiska Galmudug  waxay  gacanta ku dhigeen  Maxamed Ibrahim oo loo hesto  kiiska marxuumad Xamd

0

 

Wararka ka imaanaya magaalada cadaado ayaa sheegaya in mid ka mid ah ragii Kufsiga iyo dilka u Geestay Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax lagu qabtay magaalada cadaado.

Waxaa sidaas barteeda soo dhigtay Taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, Zakiyo Xuseen Axmed, waxayna sheegtay in gacanta lagu dhigay eedeysane lagu tuhmayo inuu lug lahaa kufsigii iyo dilkii loo geystay Xamdi Maxamed Faarax.

Zakiyo oo qoraal soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa shaacisay in eedeysanaha oo baxsad ah xalay goor saq-dhexe ah lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Sidoo kale waxa ay magaciisa ku sheegtay Maxamed Ibrahim Cismaan oo 24 sano jir ah, kuna dhashay magaalada Muqdisho.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here