Wararka ka imaanaya Somaliland ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidamada Booliska ee degmada Xudun ee Somaliland goor dhawayd  lagu dilay halkaas.

 

Warar hor dhaca ah ayaa sheegaya in Taliyaha lagu  khaarajiyay iska hor imaad la sheegay in uu dhex maray dablay hubsaysan iyo ciidamada Booliska.

 

Sidoo kale 6 kamid ah ciidamada Bilayska ee Somaliland ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen hawlgalkan.

 

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas

 

Office Nairobi kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here