HomeWarkiiTaliyihii Sirdoonka ilaalada kacaanka Iiraan oo la dilay

Taliyihii Sirdoonka ilaalada kacaanka Iiraan oo la dilay

TEHRAN (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in Israa’iil ay dishay madaxii sirdoonka ee ilaalada kacaanka Islaamiga ah (IRGC) Brigadier General Mohammad Kazemi iyo ku xigeenkiisa General Hassan Mohaqiq.

Isagoo la hadlayay Fox News, Netanyahu wuxuu yiri, “Daqiiqado ka hor, waxaan kuu sheegi karaa inaan helnay sarkaalkooda sirdoonkooda iyo ku xigeenkiisa Tehran”.
” Tani waxay ku soo beegmaysaa iyadoo warbaahinta Israel ay sheegtay in ugu yaraan 14 Saynisyahano ah oo u dhashay Iran ay naftooda ku waayeen weerarada Israel tan iyo Jimcihii (June 13), oo ay ku jiraan qaraxyo baabuur.
Warkaan ka soo baxay Ra’iisulwasaaraha Israa’iil ayaa ku soo aadeysa xili goor dhaw oo caawa ay Dowlada Iiraan qiratay iay run tahay dilka loo geystay taliyahoodii sirdoonka ee ilaalada kacaanka.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

SOURCE :-

ET
May be an image of 1 person
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -